Home » Archives by category » Top-politics
DAAWO:-Xisbiga Ucid Oo Ka Halday Tageraysha Uu Ku Leyahay Gobolka Awdal Fariimona U Diray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE,

DAAWO:-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Shacabka Reer Gabiley Ugu Baaqey Iney Qaataan Kaadhka Codbixinta

DAAWO:-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Shacabka Reer Gabiley Ugu Baaqey Iney Qaataan Kaadhka Codbixinta

Continue reading …
DAAWO:- Wasiir Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Soomaliland oo soo Kormeerey Goobaha Uu Ka Socdo Imtixanadka Shahdigee Somaliland Ee Gobolka Awdal »

DAAWO:- Wasiir Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Soomaliland oo soo Kormeerey Goobaha Uu Ka Socdo Imtixanadka Shahdigee Somaliland Ee Gobolka Awdal »

Continue reading …
DAAWO:-Madaxtooyada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Farmaajo

DAAWO:-Madaxtooyada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Farmaajo

Continue reading …
Madaxweyne silaanyo oo wasarada qarkood kuso maray kormeer aan hore loo shaacin+………………………….

      Golaha91. warka maanta: madaxweyne axmed maxamed maxmud silaanyo ayaa saaka aroorti hore ka baxay qasriga madaxtooyada isaga oo ayna wehelin gadiidkiisa gaarka ah iyo ilaalada madaxtooyadu,madaxweynha ayaa raacay baabur kuwa kuwa shabaka oo kale ah isla markaan kormeero kala duwan kuso maray qaar ka mida wasardaha dalkai sida (waxbarasha,beeraha iyo warfaafinta)lamana oga […]

Continue reading …
koox Dhalinyar oo ka timid Ethiopia oo waji ku macashnimo kaga shaqaysta borama…danta guud hala iibsho(shalay iyo maanta……….)

    Dhalin yaradan oo asal ahaan kasoo jeeda dawlad deeganka somalida Ethiopia ayaa waxa ay mudooyinkii ugu dambeeyay ku caan baxeen inay ku shaqaystan hab waji ku macashnimo ah oo qabyaalad ku suntan. waxase layaab noqotay markii saaka ay TV laso fadhiisten in ay banaan tahy in dhulka danta guud ah la iibsho arintan […]

Continue reading …
Sirculus:Wasiir Geedoolow  Hankaagu Ma Wuxuu Noqday Ilahayoow Xirsi Xilsii Si Uu Ani Xil Ii Siiyo’Siyasi Abdi Samad ;

Boorama(Golaha91)  Wasiirka Aan La Mahadine Ee Geedole Oo Soo Ban Dhigay Warar Been Abuura Oo Ku Tacaluqa Sidii Loo Kala Gaynlahaa Beel Waynta Habar /SAMAROON Waxaa Arintaasi Si Adag Uga Cadhooday Dhaman Madaxda Kala Duwan Ee Beelahasi Iyo Hoganka Laga Been Abuurya Ee Jooga Boorama Waxaa Mal Mihii Udan Beyay Isa Soo Tarayay Olole Geedole […]

Continue reading …

                              QISO XIKMAD BADAN XAMBARSAN{wiil shaqo doon ah}   Qof kasta ha aqriyo Qisadan, gaar ahaan Ardayda Qalin jabisay ee Shaqo doonka ah Wiil dhalinyaro ah ayaa shaqo Maamule shirkad weyn ka codsaday. Wuxuu interview u soo hor fariistay Agaasimihi Guud oo CV-gisa ka ogaaday in natiijada waxbarashadiisi sareysay. Wuxuu weydiiyay in Aabihii Schoolka ka bixin jiray? […]

Continue reading …
Wafti culus oo uu hogaaminyo madaxweyne kuxigeenka somaliland SAYLICI iyo muse bixi oo beri borama kuso beegan+ujeedada safarkoga

  Golaha91. wafiti balaadhan oo uu horakacayo madaxweyne kuxigeenka somaliland Eng abdirahman c/lahi saylici iyo musharaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiya muuse biixi cabdi ayaa la filayaa maalinta beri ah inay soo gadhan magalo madaxda gobalka awda ee boorama. dhanka kale waxa maanta si weyn looga dareemaya diyaar garowga tageeryasha xisbiga kulmiye ee magalda boorama oo […]

Continue reading …
Daawo:  Jamaal Cali Xuseen Oo Hada Cadeeyey  Mawqifkisa Rasmiga Ah Ee Siyaasada

Hargeysa(G91) –   Jamaal Cali Xuseen Oo Hada Cadeeyey  Mawqifkisa Rasmiga Ah Ee Siyaasada  

Continue reading …
Page 1 of 212