Boramanews oo u Dhuratey in ay Fuliso Shirqoolo ka Dhana Soomaliland oo Dhaqdhaqaajineyso Dawlada Farmaajo!!!

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,Warar Af-Somaliga |

Tan iyo kala kuurkii xukuumada Kulmiye iyo Udub waxa soo gashey saaxada shabakadaha internetyada Shabakada aan la mahadin Booramanews taasoo  oo markii aheyd mid fadhiida ama bayd gaaba .

ugu horeyntii waxa shabakadan soo shacbixiyey shirkadaha Isgaadhiisnta gobolka kuwaasi oo masuuliyiinta maamula shirkadaasi  hayb reernimo wadagaan maamulka Shabakada Boramenews iyo Dahabshiil .

Taaso markii dambe u xuubsiibatey halgan qabiil oo dadka lagu barayo qaarka mida beelaha gobolka Awdal, taasoo u muuqata mid lagu xod xoto xukuumada Xisbiga Kulmiye ee aan Aqoonta u Laheyn Beelaha Gobolada Galbeedka Soomaliland ,balse ifafaalaha muuqda ee siyaasadeed ay u fuleen ujeedooyinkaasi laga lahaa ,marka dib loo eego xil magacaabista madaxweyne iyo miisanka ay ku  leeyihiin beelahaasi ,kuwaasi oo beeshan ku Abtirsata Borama news ay qaateen Samigii reeraha kale ee xeerin Jireen xukuumadihii dalka iskaga kala Dambeeyey ee ka soo jeedey Soomaali weyn iyo Soomaaliland

Geesta Kale waxa iyadna warar madaxbanaani sheegayaan in qandaraas ka qaadey dawlada Faderaalka Soomaliya looguna Ololeeyo Qadiyadaha Soomali weyn qayb weyna aheyd ,dibin daabyooyinkii lagu wiiqayey qaranimada Soomaliland ee Awdal State iyo mashruuc ay ka qaadatey Dawladii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud taasi diyaariyeen barnaamij bulshada Boorama ku sualo siyaasadeysan oo qarnimada Soomailand Lid iyo meel haybada iyo Sharafta dawladnimada Soomaliland taaso diyaariyeen waryesiyo xasaasiya oo ku Saleysan isbar bardhiga Heesta Calanka Soomaliland iyo Soomaaliya oo weydiiyeen Bulshada Boorama lacagna lagu siinayey Bulshada Soomliland,taasoo ilaa hada ka muuqata Shabakada BooramaNews waxeyna talaabooyinkani cadeynoqonayaa Qorsha Fashilka Shabakadan

Mabaadiida Shabakadan Boramanews waxey Dhiirigalisaa Isku dhacyada dadka wada Dega Beelaha wada degan ee ood wadaagta ah ee ku nool gobolada Awdal iyo Salal,dhinac siyaasiyiinta ku Abtirsata Beesha mulkiilayaasha Shabadka leh ka soo Jeedaan ayaa iyaguna ka qayb fawaacilka ay shabakadaasi ku kacdo inta badan kuwaasi oo hadjeer marka la hadal qaado kaga xun tahey qaranka Soomaliland oo Duma ,arrintani oo u eeg shirqoolo ku aadan xukuumada isla markaan ay doormuhiima ka ciyaarayaan siyaasiyiinta laba wajiilayaasha ee dhana kala socda dawlada Faderaalka ah

Geesta Kalana masrax Soomaliland u matalaya kuwo daacad u ah qaranka Soomaliland

Ugu Dambeyntii waxa shabakadani si aad uga dhex muuqatey xafladihii xisbiga Wadani ku qabsadey Hotel rays ee Magaalada Boorama oo ka soo dhex muuqdaan qaar ka mida siyaasiyiin isku Jufoyihiin mulkiilayaasha BooramaNews ee munaabadaasi oo dhimbiil kulul ku ahaa Xisbiga Kulmiye  !!!!

La Soco Qaybaha Dambe !!!!

Habeen dambe 2baad

Wariye Ahmed Diiriye Ciiltire

Golaha91.com

Borama

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *