Olole Xaarana oo ay Qaawanaan isku Arkeen Xisbig Muxaafidka Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaridka Wadani oo Ku Dambeeyey in Xisbiga Wadani Boodhkaga tukadey Xisbul Xaakimka Kulmiye Kuna Gacansareeyey!!!!

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,Warar Af-Somaliga |

Xisbiga Kulmiye ee talada dalka gacanta ku heysa ee marlbaad u tafaxyadatey hanashada mansabaka madaxtooyada soomaaliland ayaa mudooyinkan dambe soo ifbaxeyaan god dalooyinkeedu.

Ka dib markii olole xaarana ah oo aaney baneyn gudida doorashoyinka baneynin ay iskaga hor yimaadeen xisbig mucaaridka Wadani ,halka xisbiga mucaaridka ucid lagu tilmaamo mid kaliya uu fuliyey Xeerasha doorashooyinka ee dalka u yaala

Waxana muuqata tartanka xisbiga muxaafidka ee kulmiye iyo xisbiga mucaaridka ah ee wadani in bilihii inaga tagey ,ilaa hada wadaan tartan ayney waxba iskula hadhin oo ay qaawanaan isku arkeen ,waxana cadaatey in xisbiga kulmiye ku ololeynayo

Mashraaciida Deeqaha horumarinta Beesha Caalamku ugu yabahoodey ee ku Aadan Horumarinta Adeegyada Bulshada Sida Ceelal biyood ,Xarumo Caafimaad ,Waxabrasho ,Ciyaaro iyo Wixii La Hal Maala

Kuwaasi oo beesha caalamka waxqaboodkada uga faaideysaneya bulshada daaha uga rogeya in xukuukada iyo Xisbiga Kulmiye Fuliyeen Mudadii Joogeen Xukuumada ,balse mashaarciidaasi iyo heshiishyadaasi horey u galeen Xukuumadii Udub ee Ka Talin Jirtey ,Isla Markaana Dhameystirkeeda ku soo Hagaagey Xisbiga Kulmiye ,Taasoo hada aya soo baxdey in xisbiga Kulmiye isku sawiro Bulshadana ku Beerlaxawsanayo….halka xisbiga mucaaridka wadanina uu naqdiyey intuu uu socdey ololahaasi sharcidada ihi dhaliilaha Xisbig Kulmiye taasoo quluubta dadku ay jecleysteen Khudbadaha Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Wadani Ka Jeedinayeen Fagaraaysha ….

Marka la is bar bar dhigo ayaa fac facdii hore waxa ku gacansareeyey xisbiga Kulmiye ,Halka Markii Damabana Xisbiga Wadani uu Boodhka xisbiga Muxaafidka kulmiye Kabahana Lala Dulmarey…

Wariye Xuseen Caateeye Jaamac 

Golaha91.com

 

Boorama /Awdal

Office Soomaliland

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *