MAXAA AY REER AWDAL XISBIYADA KU TAA GEEREEN SOOMALILAND KA JIRA  ?

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,Warar Af-Somaliga |

Waxan Ku Qoslaa Dhalin Badan Oo Reer Awdal Ah Ka Ugu Yarina Degree Wato, Deedna Markay Camal Ku Wayeen Cilmigoodii Shandadaha Iskaga Xereeyey Shahaadadii Ka Tur Jumaysay Aqoontooda

Oo Hadana Xisbi Hebel Baanahy Ku Colaadinaya Friends Gooda

Wxy Ahayd Inta Ay Fikir Madhan U Dulmanyihiin In Ay Raacaan Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiyada Ka Danta Gobolku Ku Jirto

Tusaale Wxy Ahayd In Ay Kula Gor Gortamaan Wxan Codkayaga Siinaynaa Xisbiga Wadada Boorama Iyo Lawyacado Isku Xirta Noo Balan Qaada Inuu Dhiso Amaba Dekeda Lughaya Dhisaaya Oo Ay Agreement Lagalaan

1.Mxy Reer Awdal Ugu Daalayaan Wxn Iyagaba Dani Ugu Jirin 
2. Kii Soo Baxaaba Wxy U Tahay Uun Jug Jug Meeshaada Joog

Hal Shaqsi Oo Loo Daalaa Miyeyna Ka Weynayn Danta Mustaqbalka Gobolka Iyo Ka Talinta Aayaha Ubaxa Soo Koraaya


Waxn Si Waafiya Ugu Muujiyey Dareenkayga Daaranaa Waxa Ay Yihiin Xisbiyada Manta Jiraa Tixdan Gaaban aniga oo uga goleh in wax ku qaatan da yarta maskaxdooda ay xisbiyadu ka guuxayaan

Wxa Yeedh Kuu Baxaaya 
Wxa Wey Wey Baxaysa 
Horta Waligaa Ha Fiirsan

Sun Iyo Dacar Bay Hayaan 
Sixir Iyo Jinbay Wataan
Sawir Beenay Sitaan
Dadkay Kala Saarayaan 
Intii Samahaaga Jecel Ayey 
Kaa Siibayaan

Ifkay Ku Saluujiyaan 
Aakhiray Ku Seejiyaan 
Dantooda Markay Saxan
Beenbay Kugu Seexiyeen
Barina Wey Kaa Baxaan

 

Qore : Prof Mustafa Maxmuud Riiraash

Golaha91.com

Borama

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *