RUNTII WAA ROLE MODEL PROFESSOR AHMED ISMAIL SAMATER (AQOON YAHAN KII QARNIGA)

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,Warar Af-Somaliga |

KOLAY AADAMUHU KAMA KORO, KAMANA WAANTOOBO GEF IYO MEEL KA DHAC OO ALLAHII ABUURUBA WX KA SHEEGAA
MANA ARKO CEEBTIISA IYO CAYNKA UU YAHAY
KAMA GARAABO GUUSHA IYO GEESINIMADA GARABKIISA(WALAALKIIS)
KAMA QIIROODO QALADKA IYO QUDHUNKA UU LAAQAAYO

MANA GARWAAQSADO KUMANA SHUKRIYO NICMADA EEBE SIIYEY ILAA IN YR OO FARA KU TIRISA MOOYEE 
WAANA WX ISKA DHACA ILAA INTA DUNIDAN DAASHAY LAGA DAREERAAYO

WXN AAMIN SANAHY PROF SAMATAR WAA SHAQSI MUG, MIISAAN IYO MARTABAD SARE KU LEH DUNIDA JAAN QAADAY IYO TAN AYNU KU NOOLNAHY
ARKAAYANA WX AAN DAD BADANI ARKI KARIN

WAA SHAQSI AY ADAGTAHY INUU ISKA WEERARO UUN QOF AMA BA XISBI WXN UGU BOGAY SIDA QURUXDA LEH ILBAXNIMADA IYO XADAARADA SARE LEH EE UU U MUUJIYO FIKIRKIISA ISAGOO KU JIRA XISBI WEYN OO TAR TAMAYA HADANA AANU MARNABA SOO QAADIN WX XISBIKALE KU SALAYSAN OO NEGATIVE AH 
TAASI OO AY CAADAYSTEEN DAD BADAN OO CIMRI AHAAN COOMIRA AH BALSE CAQLIGA KA CIYAALOOBAY

RUNTII WAA ROLE MODEL PROFESSOR AHMED ISAMAIL SAMATAR

ALLAH HA INA GARANSIIYO XAQA IYO IXTIRAAMKA AY INAGU LEEYIHIIN 
AQOONYAHANKA UQAASHA CULIMADA, DUQAYDA IYO HALDOORKEENA BIRI MA GAYDADA AHI  

Golaha91.com

office 

Borama/soomaliland 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *