Wafti culus oo uu hogaaminyo madaxweyne kuxigeenka somaliland SAYLICI iyo muse bixi oo beri borama kuso beegan+ujeedada safarkoga

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,News-in-English,Top-politics,Warar Af-Somaliga,Waraysiyo |

 

Golaha91. wafiti balaadhan oo uu horakacayo madaxweyne kuxigeenka somaliland Eng abdirahman c/lahi saylici iyo musharaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiya muuse biixi cabdi ayaa la filayaa maalinta beri ah inay soo gadhan magalo madaxda gobalka awda ee boorama.
dhanka kale waxa maanta si weyn looga dareemaya diyaar garowga tageeryasha xisbiga kulmiye ee magalda boorama oo udiyar garoobaya so dhawaynta madaxda ugu sareysa xisbiga kulmiye,sida warka ay golaha91. helayso shegayaan wax weftiga madaxweyne kuxigeenka ku wehelinya raxan wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada iyo inta badan kaadirka xisbul xaakimka kulmiye.
wararka laga helayo ilawareedo kku dhawdhaw masuulintan ayaa sheegaya in safarkan madaxweyne kuxigeenku daaran yahay indho indhaynta xaalada gobalka iyo in xisbiga kulmiye shir doceed la galayn madax dahqameedka beesha uu kaso jeedo siyaasi axmed muumin seed oo isagu beryahan dambe aad iskugu dhaw dhawyihiin xisbiga kulmiye,suldaanka guud ee belaha habarcafaan suldaan dhawal iyo madaxweyne kuxigeenka aya la shegay in is afgarad wanagsani ka dhexmaray arinta la xidhiidha in beeshisa oo dulmi an meela loguso gaban kula kaceen gudomiye ciro iyo beeshisu ay awood taagero iyo codba kula biiran xisbiga kulmiye arinkaasa oo hada beeshu 95% isku raacaday oo in mudo ahba la sugayey madaxweyne ku xigeenka oo xaalad cafimaad dalka dibadiisa ugu maqnaa.
wararka hor dhaca ayaa shegaya in ujeedada safarka waftiga ayaa arintan daaran
Xafiiska wararka Golaha91.

by:  Eng”qoorseef”

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *