koox Dhalinyar oo ka timid Ethiopia oo waji ku macashnimo kaga shaqaysta borama…danta guud hala iibsho(shalay iyo maanta……….)

Filed under: Featured Slider,Maqaalo,News-in-English,Top-politics,Warar Af-Somaliga,Waraysiyo |

 

 

Dhalin yaradan oo asal ahaan kasoo jeeda dawlad deeganka somalida Ethiopia ayaa waxa ay mudooyinkii ugu dambeeyay ku caan baxeen inay ku shaqaystan hab waji ku macashnimo ah oo qabyaalad ku suntan.

waxase layaab noqotay markii saaka ay TV laso fadhiisten in ay banaan tahy in dhulka danta guud ah la iibsho arintan oo uu ku maal gashay ganacsade la shegay inuu quudaraynyo dhulkan danta guud ah oo kooxdan siiyey lacag lagu qiyaasay 30 dollar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *